AU-da Oo Amaro Ku Soo Rogtay Ciidamada Amisom

Somalia news

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Midowga Afrika Qeybta Somalia oo ay hoos tagaan Ciidamada Amisom, ayaa lagu amray Ciidamada Amisom ineysan qeyb ka noqon Khilaafka iyo Dagaalka u dhaxeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday iyo Midowga Musharixiinta…

Qoraalka ayaa Saraakiisha Ciidamada Amisom looga digay ka qeyb noqdaan Xiisadaha colaadeed Ee dhinacyada kor ku xusan u dhaxeeya, sidoo kale waxaa lagu amray ineysan wax Xabad ah u adeegsan Dadka rayidka ah ee ku nool Magaalada Mogadishu.

96170cookie-checkAU-da Oo Amaro Ku Soo Rogtay Ciidamada Amisom