Baaqyada Beenta Ah Ee USA & UN-ka Ee Dhibaateynta Banaanbaxayasha

Somalia news

Kadib markii xalay weerar qaawan lagu qaaday Hoteelka ay degenaayeen Madaxweynayaashii Hore, isla markaasna ka dilay qaar ka mid ah Ilaaladoodii, maanta rasaas iyo RBG lagu weeraray Banaanbaxayaal, ayaa Yamamoto iyo Swan ay soo saareen baaqyo been ah….

Qoraaladaan ayaa lagu tilmaamay kuwo dhinac la safan oo aan u dhigmin Xilalka Ay hayaan iyo xasuuqa iyo burburka hantiyeed ee Magaalada Muqdisho ka dhacay Xalay iyo Saakay.

Bslse Wakiiladaan waxey kaga dhegan tahay in miiska wada hadalka lagu dhameeyo, dhibka Dhacay, Xalku wuxuu ku jiraa in Dikteytarka inuu shuruud La’aan isku casilo.

96110cookie-checkBaaqyada Beenta Ah Ee USA & UN-ka Ee Dhibaateynta Banaanbaxayasha