Magaalada Muqdisho waxaa haatan ka socda dibad-baxyo looga soo horjeedo Maamulka Fashilmay ee Farmaajo, Dadweyne Careysan ayaa ku dhawaaqayay erayo ay ka mid yihiin ‘ha dhoco Madaxweyne Farmaajo “Waa Kali-taliye” iyo erayo kale oo ay ku cabiraan dareenkooda, Xoogag aad u Hubeysan ayaa ka qeyb galay, kuwaasoo kala ceyriyay Xoogagii Amaanka ee xalay la dhigay Wadooyinka Magaalada Muqdishu….
Wararka hordhaca ayaa sheegaya in qaar ka mid ah dibad-baxayaasha loo adeegsaday rasaas, kadib markii ay goobta tageen ciidamo ka tirsan kuwa amniga, hase yeeshee waxaa difaacay Xoogaga Amaanka Ee Xisbiyada Mucaaradka.


#La Soco wixii ku soo kordha#
792500cookie-checkBanaanbaxyo Gilgilay Magaalada Muqdisho