Cali Wajiis Oo Qoraal Soo Dhigay Baraha Bulshada

Somalia news

Magaalada Mogadishu ayaa aad looga hadal hayaa Qoraal Isku dhex yaacsan oo uu Baraha Bulshada soo dhigay Ninka Wadaadka sheegta (Cali Wajiis) oo lagu xanto inuu u shaqeeyo Sirdoonada Qadar iyo Sacuudiga, isla markaasna Madax ka ah Masaajidka Madaxtooyada Villa Somalia….

Warbaahinta gudaha ayaa aad hadal haysa Qoraalka Cali Wajiis oo kamid ah Taageerayaasha Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo, wuxuuna Taageerayaasha Jidbeysan ee Farmaajo lawadaagay waxqabadkii Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday, isagoo sheegay:-

Waxyaabaha Ninkaan uu sheegay ayaa waxaa ka mid ahaa in Farmaajo uu ku guuleystay intii uu xilka hayay, joogteynta bixinta Musharaadka shaqalaha dowlada iyo Ciidanka dib usoo celinta qabka Umadda Soomaaliyeed iyo dhismaha Ciidan Tirro iyo tayo ba leh, Sidoo kale dagaalka kooxda qawaarijta shabaab oo dowladdu guulo kasoo hoyisay iyo xaqiijinta Amaanka caasimadda dalka.

Maxey kula tahay!!?:-

121520cookie-checkCali Wajiis Oo Qoraal Soo Dhigay Baraha Bulshada