Ciidamo Daacad u ah Musharixiinta Oo Qabsaday Isgoeyska Dabka

Somalia news

DEGDEG:-Warar hordhaca ah ayaa sheegaya in Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho ayaa hadda la soo warinayaa inay la wareegeen ciidan uu wato guddoomiye Jacfar iyadoo dhanka kale weli uu socdo dagaalka u dhaxeeya ciidanka Haramcad & Ciidan daacad u ah CCW, kaasoo la sheegay iney dib u celiyeen agagaarka Hoteelka Ambassador..

Isgoyska KM4 dad badan ayaa ku xayiran maqaayadaha kuwaas oo halkaas ku afurayay xilligii dagaalku billaabanayay, Warar kale ayaa sheegaya in Dagaal kale uu ka Qarxay agagaarka Xarunta NISA Magaalada Mogadishu.

114250cookie-checkCiidamo Daacad u ah Musharixiinta Oo Qabsaday Isgoeyska Dabka