Dagaal Qarar Oo Ka Qarxay Degmada Hodan

Somalia news

DEGDEG:-Maleeshiyaad daacad u ah Hogaamiye kooxeedka soo daahay Farmaajo ayaa weerar ku qaaday Hoyga Cabdiraxman Cabdishakuur oo ku yaal Degmada Hodan, Wararka ayaa sheegaya in dagaal fara looga gubtay ku dhex maraaya agagaarka dalcada Xaruntii hore Ee Safaarada Turkiga…

Rasaas culus ayaa la isweedaarsanaya, waxaana la sheegay inuu jiro khasaare soo kala gaaray dhinacyadaan iyo Dadka rayidka ah, sidoo kale waxaa la sheegay in Caawa Hoobiyayaal loo qeybinaayo Degmooyinka Gobolka Benadir, waxaana duqeyntaasi laga wadaa Xarunta Madaxtooyada.

114210cookie-checkDagaal Qarar Oo Ka Qarxay Degmada Hodan