Dagaal Ka Socda Gudaha Xabsiga Muqdisho

Somalia news

DegDeg:- Warar hordhac ah ayaa sheegaya Rasaas xoogan ay gudaha xabsiga Dhexe ee Muqdishu ay ka socoto, waxaana ka soo baxaaya warar is-khilaafsan….

Wararka ayaa sheegaya in Laba Maxbuus ay qoryo ka qaateen askarta Ilaalada ka aheyd gudaha Xabsiga ayna qabaadeen qeybo ka mid ah Xabsiga, iyadoo gudaha xabsiga laga dhex maqlayaa rasaasta noocyadeeda kala duwan.

Wixii soo kordha La socda

53320cookie-checkDagaal Ka Socda Gudaha Xabsiga Muqdisho