Kolonyo Ciidamada ATMIS Oo lagu Weeraray Wadada Mogdishu-Afgooye

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa daba gal lagu weeraray Kolonyo Gaadiidka Ciidamada ATMIS ah, kuwaasoo saakay aroortii hore Waddada xiriiriso Muqdisho iyo Afgooye Gaar ahaan Aaga Degaanka Calamada….

Wararka ayaa sheegay in Daba galkaasi uu ka dhashay khasaare inkastoo aan la ogeyn tirada guud, Dadka Degaanka ayaa sheegay in Booyad Shidaal ah kolonyada laga Gudbay lana arkayo Uurada ka bexeysa.

Dhamaan goobta weerarku ka dhacay ayaa Ciidamada ATMIS ay xireen waxaana loo diiday Dadka iyo Gaadiidku inay halkaas ka gudbaan.

211470cookie-checkKolonyo Ciidamada ATMIS Oo lagu Weeraray Wadada Mogdishu-Afgooye
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com