Share the post "Danjiraha UK Ayaa Maamulka Villa Somalia Ugu Baaqday Inuu Heshiis La Gaaro Maamulada"
Danjiraha UK u qaabilsan Qaramada Midoobey Barbara Woodward oo magaalada New York kula kulantay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq ayaa u sheegtay inuu waqtiga dhamaad yahay in la bilaabo howsha doorashada….
Waxeyna ay ugu baaqday Hogaanka dowladda Federaalka inay la gaarto dowlad Goboleedyada is afgarad.

885700cookie-checkDanjiraha UK Ayaa Maamulka Villa Somalia Ugu Baaqday Inuu Heshiis La Gaaro Maamulada