Danjiraha USA Ee Somalia Oo Is-Casilay

Somalia news

Ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa sheegay in Danjiraha USA Ee Somalia Mr.Donald Yamamota, ayaa la sheegay inuu ku wargeliyay Wasaarada Arrimaha Dibeda Ee Mareykanka inuu shaqada ka fariisan doono 20-ka Bishaan January, xiligaasi si rasmi ula wareegaayo Maamulka Washington Madaxweynaha la doortay Joe Biden…

Mr.Yamamota Ayaa lagu Eedeeyay Inuu Mas’uul ka yahay Fashilka Maamulka Farmaajo 4-sano Ee uu xilka hayay, wuxuuna si indho La’aan u taageeray Qorshaha gurcan iyo dhibaateynta Shacbiga Soomaaliyeed, sidoo kale waxaa lagu Eedeeyay Inuu dhiiri geliyay in la burburiyo hanaanka Federaalka Somalia.

87340cookie-checkDanjiraha USA Ee Somalia Oo Is-Casilay