Dhibka Dhalinyarada Soomaalida Ku Hayaan Amisom

Somalia news

Muqaal dhowaan la duubay ayaa muujinaaya in Wiil Dhalinyaro ah oo balwada la foogaatay ayaa gadiidka Ciidamada Amisom horistaagay inuu wadada maro..

https://fb.watch/2OgR3qfLt0/

Ciidamada Amisom ayaa horey loogu eedeyn jiray iney Wadooyinka Magaalada Mogadishu ku maraan si ka baxsan xeerarka wadooyinka Dalka, iyagoo dhibaato u geysan jiray Muwaadiniinta Soomaaliyeed.

84180cookie-checkDhibka Dhalinyarada Soomaalida Ku Hayaan Amisom