Digniino Amni Oo Laga Soo Saaray Magaalada Mogadishu

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Xogo amni oo digniino ah kuwaasoo oo laga helay Saraakiisha Sirdoonada reer galbeedka ee xaruntoodu tahay Xeyndaabka Xalane, waxeyn u digeen si gaar Shaqaalahooda iney Xiliga xaflad aha Ciida Fidriga ka foogaadaan goobaha ay Dadka ku badan yahay…

Waxeyna qoraalkoodu ku sheegeen in” Kooxda argagixisada Shababka ay Degmada Kurtiwaarey ku soo diyaariyeen tiro Naftood haligayaal ah Walxaha qarxa Lagu xiray kuwaasoo la sheegay in loo Qorsheeyay iney Magaalada Mogadishu soo galaan, islamarkaana ay bartilmaameedsadaan goobaha ay Dadku ku badan yihiin sida Mollasha, Masaajidyada, Maqaayadaha iyo Xeebta Liido.

118490cookie-checkDigniino Amni Oo Laga Soo Saaray Magaalada Mogadishu