Digniino Laga Bixiyay Qaraxyo & Weeraro Lagu Qaado Magaalada Mogadishu

Somalia news

Saacadihii ugu dambeeyay waxaa aad u xoogeystay digniino laga bixiyay kooxaha laba kaarlayaasha ay Hogaanka u hayaan Adeege Fahad Yasin & Cabdullaahi Kulane (Jiis-Mariixaan), ay diyaarinayaan falal dhan ka amaanka Caasimada si looga mashquuliyo fadeexada ka dhalatay Afduubka iyo Dilka Ikraan Tahliil…

Xogtaan ayaa Warsidaha Diinah.com news u xaqiijisay in maalmaha soo socda ay Magaalada Mogadishu ka dhici karaan Qaraxyo, dilal qorsheysan iyo weeraro lagu qaado Hoteelada, Maqaayadaha, Xarumaha Dowladda iyo goobaha ay Dadka isugu yimaadaan.

Dadka Rayidka Ayaan uga digeynaa iney fejignaan dheer ah muujiyaan oo xadidaan dhaqdhaqaaqooda gudaha Magaalada, Kooxaha ka amar qaata Adeege Fahad iyo Jiis-Mareexaan la siiyay amaro ah iney fuliyaan Howlgalkaan.

139070cookie-checkDigniino Laga Bixiyay Qaraxyo & Weeraro Lagu Qaado Magaalada Mogadishu

1 thought on “Digniino Laga Bixiyay Qaraxyo & Weeraro Lagu Qaado Magaalada Mogadishu

Comments are closed.