Jadwalka Doorashada Oo la Shaaciyey Xili Habraaca Lagu Muransan Yahay.

Somalia news

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa wadajir usoo saaray Jadwalka Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka iyo qaybaha ka haray Aqalka sare ee dalka, kadib markii Uu Fashilmay kii ay horey u soo saareen…

Qoraal soo saareen Guddiga ayaa waxaa marka hore lagu sheegay in Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka lagu dhameystirayo 5-ta bisha September 2021 ilaa 18-ka bishaan, Guddiga ayaa Jadwalka ay soo saareen ku sheegay in Diyaarinta iyo Diiwaan-gelinta Ergooyinka iyo Musharaxiinta Xildhibaanada Golaha Shacabka ay bilaabaneyso 25-ka Sep.

139030cookie-checkJadwalka Doorashada Oo la Shaaciyey Xili Habraaca Lagu Muransan Yahay.