Dowlada Turkiga Oo Deeqd Caafimaad La Soo Gaartay Somalia

Health

Dowlada Turkiga ayaa Deeqdii 2-aad oo mucaawino uu Shacbiga Soomaaliyeed u soo diray, Waxaa keentay Diyaarad ay leeyihiin Ciidamada Cirka ee Turkiya….

Turkiya Mucaawinada ay ugu deeqen Shacabka Somaliyed waxaa ay ugu talo galeen la dagaalanka & ka hor taga cudurka Coronavirus Covid-19, Mucaawinada ay siday Diyaarad labaad waxey ka kooban tahay sidan.

-10 ventilators

-20,000 diagnostic testing kits 

-40,000 surgical masks

-10,000 N95 masks 

-20,000 protective coveralls (PPE)

Waxaan rajeyn in aan la iibsan mucaawinada Shacabka Somaliyed ay ugu deeqeen walaalaheen Turkiya oo aan sidoo kale aysan musuq maasuqin Maamulka Villa Somalia, iyadoo looga fadhiyo iney Gobolada ay gaarsiiyaan.

Waan uga Mahad-celineynaa, Shacbiga, DowladaTurkiya & Madaxweyne Erdogan taageerada ay la garab istaagaan mar walba Shacabka Soomaaliyeed.

31500cookie-checkDowlada Turkiga Oo Deeqd Caafimaad La Soo Gaartay Somalia