Faan Caan Ah Oo London Ku Geeriyooday

Arts

Fanaan Caanka ahaa Maxamuud Ismaaciil Xuseen oo loo garan-ogyahay Xudaydi ayaa xalay  ku geeriyooda Magaalada london ee Dalka Xudaydi ayaa todobaadkaan yiilay cusbitaal ka dib markii uu haleelay caabuqa faafaya ee Covid-19….

Al Fanaan Xudaydi ayaa dhawaan shaaciyay inuu fanka ka fariista kadib mudo dheer oo uu ku jiray 1928 ayuu ku dhashay baadiyaha Berbera waxa uuna ku barbaaray Cadan, bilawgii fankiisu waxa uu ka hana-qaaday Isla Magaalada Cadan halkaas oo uu ka helay bilado abaal-marin ah.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa ku yiqiinay Xudaysi in uu ahaa shaqsi halgankii Soomaaliya kaga soo  qayb qaatay suugaan kala duwan sidoo kale waxa erayo badan alifay waqtigii Soomaaliya ay xornimada qaadatay. Xudaydi waxa uu ahaa Laxamiiste Musikiiste, Abwaan si wayn fanka soomaalida uga dhex-muuqda sidoo kale waxa uu caan ku ahaa tumista Heesaha qaaciga ah oo si wayn loo jeclaa waxa uuna sanadadii danbe ku noolaa Magaalada london.

26930cookie-checkFaan Caan Ah Oo London Ku Geeriyooday