Fahad Oo Magacaabay Booskii Kulane Jiis-Mareexaan

Somalia news

Macluumaad ayaa laga soo Sheegaya in Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin u magacaabay Cabaas Yacquub Madaxa Shaqaalaha NISA, kaasoo ahaa xilkii todobaadkii hore laga qaaday C/llaahi Kulane, kadib markii uu Garoonka Diyaaradaha u Diiday Muwaadiniin Soomaaliyeed…

Mr.Cabaas ayaa ka mid ahaa hoggaanka sare ee NISA, waxaana uu hayay xilka Maamulka, Maaliyadda iyo Tiknoolijiyada, waana ninka loo badinayo inuu noqon doono Kusimaha Agaasimaha Hey’adda NISA, marka uu xilka xilka banneeyo Fahad Yaasiin oo la rumeysan yahay inuu doonan rabo kursi Xildhibaan, si uu Xasaanad ugu helo.

131930cookie-checkFahad Oo Magacaabay Booskii Kulane Jiis-Mareexaan