Markab Shixnad Siday Oo Ka Shiraacday Dekada Berbrra

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa in Dekadda Berbera uu dib uga noqday Markab u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed oo siday Noocyada kala duwan ee bagaash, noqoshada Markabkaan ayaa Laloux sababeeyay in sababo la xiriiro dabaylo xoogan oo todobaadkaan ka dhacayey Xeebaha magaaladda Berbera…

Wararka ayaa sheegay in Shixnadii uu siday markabkaan ayaa qorsheystay inuu ku dejiyo Dekadda Jeddah Ee Sacuudiga, halkaasoo muddo dambe ay oolayso inta laga helayo markab xagga Somalia u soo baxaya.

Ganacsatadii uu u rarnaa Markabkaan ayaa iyaguna dhankooda walaac weyn ka muujinaya alaabtoodan dib uga noqonaysa dekada berbera, maadama bishan gudaheeda uu noqonayo markabkii labaad ee ka noqday dekada berbera, taasi oo keenayso dib u dhac badeecadeedd, sidoo kale suuro-gal ka dhigaysa in markale ay sababto maceeshada oo qaaliyowda.

131890cookie-checkMarkab Shixnad Siday Oo Ka Shiraacday Dekada Berbrra