Ganacsatada Zimbabwe Oo Aqbalay Lacagaha Digitalka Dahabka ee Suuqyada Gudaha Dalka..

Africa News Business

Warar ayaa laga helayaa in Maamulka Bangiga dhexe ee Dalka Zimbabwe uu oggolaaday in Muwaadiniinta iyo Ganacsatada dalka ku sugan ay isticmaali karaan Ganacsiga dhijitaalka ah ee uu dahabka ku taageerayo, ee ZiG, si ay wax loogu kala iibsado…

Bangiga kaydka ee Zimbabwe oo bayaan uu soo saaray ku sheegay X (hore Twitter-ka) in qiimaha ZiG uu la jaan qaadi doono lacagta Zimbabwe jir ahaan taageeraan, Qiimaha ZiG wuxuu la mid noqon doonaa qiimaha qadaadiicda dahabka ah ee Mosi-oa-Tunya waxaana lagu wargelin doonaa qiimaha dahabka caalamiga ah.”

Sarifka Dahabka ayaa maraaya $1,859 USD, Lacagaha dahabku taageero waxa xaddiday tirada dahabka ah ee ay haystaan bangiyada dhexe, Dhanka kale, Bangiyada waxay sii wadi karaan inay lacag caddaan ah ku geliyaan dhaqaalaha, taas oo gacan ka geysaneysa hoos u dhaca qiimaha dollarka.

Ku Darsoo Muwaadinow maxaa diidaaya in Dahabka lagu kala iibsado Shilinka Somalia, iyadoo laga fogaanayo US$ oo xiligaan Dalka wax lagu kala iibsado.

281250cookie-checkGanacsatada Zimbabwe Oo Aqbalay Lacagaha Digitalka Dahabka ee Suuqyada Gudaha Dalka..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com