Golaha Amaanka UN-ka Oo Cusbooneysiiyay Cunaqabateynta Hubka Ee Somalia

Somalia news

Fadhi ay yeesheen Xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayeey markale dib cusbooneysiiyeen cunaqabateynta hubka ee saaran Somalia, iyadoo ku soo kordhiyay qodobo cusub taasoo lasoo rogay bishii Janaayo ee sanadkii 1992-dii xiligaas oo ay dalka ka qarxeen dagaallo sokeeye…

Golaha ammaanka ayaa muddo sanad ah ku daray muddada cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya, gaar xayiraadda ka saaran soo iibasashada hubka cul-culus, iyagoo u fasax Ay Maraakiibta Dagaalka Ee ilaaliya Xeebaha Somalia iney baaraan Maraakiibta u socota Somalia, Waxa ay Golahu tilmaameen in sidoo kale ay mamnuuc tahay ka iibinta ama u daabulka Soomaaliya walxaha qarxa iyo dhoofinta dhuxusha oo la sheego inay dhaqaale ka hesho Kooxda Shababka.

Dowladda Federaalka ayaa lagu Eedeeyay iney hub sharci darro ah oo lagu qiimeeyay 270-Millions US$ dooneysay iney si qarsoodi ah uga iibsato Dalka Bulgaria, iyadoo Dalalka Turkiga iyo Qatar ay saameyn ku leeyihiin ka iibinta Hubka Maamulka Fashilmay ee Farmaajo.

151040cookie-checkGolaha Amaanka UN-ka Oo Cusbooneysiiyay Cunaqabateynta Hubka Ee Somalia