Gole Badbaadin Oo Looga Dhawaaqay Xarunta Xalane

Somalia news

Gole Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland, Guddoomiyaha Aqalka Sare oo hoggaaminaya Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi iyo Midowga Musharaxiinta ayaa goordhow lagu dhawaaqay Magaalada Mogadishu…

Isbaheysigaan cusub ayaa loogu Magacdaray MADASHA BADBAADO QARAN, Waajibaadkooda Waa qabsoomida doorasho xalaal ah iyo in laga hortago Qalalaase Siyaasadeed iyo inuu dalku galo fashil Amni, Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa loo doortay Gudoomiyaha madashan cusub.

102630cookie-checkGole Badbaadin Oo Looga Dhawaaqay Xarunta Xalane