Guddi Wasiiro ah Oo Gaaray Magaalada Jowhar

Somalia news

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa u magacaabay guddi Wasiiro ah inay Maamulka Hirshabelle iyo Waxgaradka Beledweyne kala shaqeeyaan dajinta xiisadda iyo xal u helista khilaafka taagan ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar…

Guddigan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, ayna xubno ka yihiin Wasiirka Amniga, Wasiirka Ganacsiga iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa la kulmi doona Madaxweynaha Hirshabelle iyo waxgaradka ku sugan Jowhar.

166110cookie-checkGuddi Wasiiro ah Oo Gaaray Magaalada Jowhar