Guddiga Doorashada Galmudug Oo Soo Saaray Jadwalka 7-Kursi

Somalia news

Guddiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay Jadwalka Qabashada Doorashada 7-kursi, kuwaasoo qeyb ka ahaa 21-Kursi Oo ay dhowaan shaaciyeen, Kuraastaan ayaa lagu qaban doonaa Magaalada Dhuusa mareeb ee Gobolka Galgudud..

Wararka ayaa sheegaya in Maamulka Qorqor uu qorsheystay inuu boobo Kuraastaan Magaalada Dhuusa mareeb lagu qabanaayo Doorashada gaar ahaan kuwa Beeshiisa, iyadoo haatan laba ka mid ah 3-kursi ee Beeshiisa, waxaana la sheegaya qeylo dhaan xoogan ay ka soo yeereyso Boobka Kuraasta, waxeyna Kuraasta kala yihiin, #HOP #007 HOP #061 HOP #064 HOP #248 HOP #089 HOP #096 HOP #071.

163450cookie-checkGuddiga Doorashada Galmudug Oo Soo Saaray Jadwalka 7-Kursi