Share the post "Guddiyada Doorashada Federaalka Oo Soo Saaray Hab-raaca Doorashada Xildhibaanada"
Guddiyada hirgelinta Doorashada Heerka Federaalka ayaa soo saaray Hab-raaca Doorashada Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka, xili la filaayay iney todobaadkaan ka wada hadlaan Golaha Wadatashiga Qaranka oo la filaayo inuu Magaalada Mogadishu shir uga furmo….
Hab-raacaan lama oga inuu yahay mid kama dambeys ah, wuxuuna u muuqda mid awood siinaya Guddiyada Doorashada dadban ee Heerka Federaalka, waxaana ku jira Shuruudo loo maraayo hanaanka Doorashada Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee 11-aad Ee 2020/21.



1357700cookie-checkGuddiyada Doorashada Federaalka Oo Soo Saaray Hab-raaca Doorashada Xildhibaanada