Maamulka, Howlwadeenada iyo Shaqaalaha Mareegtada Diinah.com news iyo Aarka Diinah blogs, waxay hambalyo u dirayaan guud ahaan Ummaddaha Islaamka meel kastoo ay joogaan gaar ahaan Shacbiga Soomaaliyeed taasoo ku aadan Munaasabada Ciidul adxaha…

Waxaan u rajeyneynaa dhammaan Shacbiga Soomaaliyeed iyo guud ahaan Shucuubta Islaamka meel kasta oo ay joogaan iney sanadkan kiisa kale ku gaaraan, guul horumar, nabad iyo Barwaaqo.
512300cookie-checkHambalyada Ciidul-Adxaha