Hambalyo Ciidul Adxaha

Somalia news

Gobolada & Degmooyinka uu Dalka ka kooban yahay ayaa maanta laga ciidayaa maalinta 1aad ee Ciidul Adxa, si lamid ah dunida Muslimka, iyadoo Salaada Ciida kadib ay Shacbiga Xaflado lagu Weyne’s says Munaasabada ay dhiganayaan…

Maamulada ayaa xalay ku dhawaaqay in Talaadada maanta ay tahay tobanka Carafo, isla-markaana ay ciid tahay, Sidoo kale deegaanada uu ka arrimiya Kooxda Shabaab ayaa maanta laga ciidayaa, Ciidul Adxa waa ciidda labaad ee Islaamka uu leeyahay, waxayna geba-gabo u tahay gudashada waajibaadka Xajka.

Bahda & Warsidaha Diinah.com news Ayaa Shacbiga Soomaaliyeed u diyaraaya Hambalyo Ciidul Adxaha.

130350cookie-checkHambalyo Ciidul Adxaha