Hantidhowraha Qaranka Digiino Adag Soo Saaray

Somalia news

Qoraal uu soo saaray Hantidhowraha Guud ee Qaranka ayuu ku amray 4-Wasaaradood iney joojiyaan Arrimo sharci darro Oo ay faraha kula jiraan kuwaasoo uga faa’iideysanaaya xiliga kala guur ah, iyagoo bixinaaya ruqsado kaluumeysi iyo Qandaraasyo..

Qoraalka ayuu kaga dalbaday Hantidhowraha Wasaaradaha Kaluumeysiga, Awqaafta, Masiibooyinka iyo Ganacsiga iney hakiyaan Heshiisyada cusub ee Shatiyada Kaluumeysiga iyo Qandaraasyada hubinta tayada Badeecadaha kuwaasoo aan loo maareyn hanaan Sharciga waafaqsan.

161840cookie-checkHantidhowraha Qaranka Digiino Adag Soo Saaray