Gadiid UN-ka Ah Oo Qarax Lagu Weeraray Magaalada Mogadishu

Somalia news

War Deg deg:- Warar hordhaca ah ayaa sheegaya qarax xoogan ayaa ka dhacay Magaalada Mogadishu, iyadoo faahfaahin dheeraad ah laga helaayo Qaraxaasi oo ahaa Gaari miineysan oo la la beegsaday Kolonyo Gadiid ah..

Wararka ayaa sheegay in Qaraxaan loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lagu dhuftay Gaari ay wateen Saraakiil ka tirsan UN-ka kuwaasoo marayay wadada 21 Octobar ee Magaalada Mogadishu, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira 4-dhimasho ah iyo tiro aan la cayimin oo dhaawac ah.

BREAKING: Heavy explosion has just been reported in Mogadishu. Early reports indicate it’s a suicide car bomb on the 21st October road. The car bomb may have targeted another vehicle travelling on the road. This is taking place meters north of Mogadishu airport perimeter.

161770cookie-checkGadiid UN-ka Ah Oo Qarax Lagu Weeraray Magaalada Mogadishu