Heshiiskii Dhuusamareeb 1,2 iyo 3 is bedel badan ayaa ku dhacay markii Muqdisho la isugu yimid ee haddana heshiis cusub lagu gaaray 17 September, heshiiskaas oo dhigayay in doorashada Xildhibaannada maamul goboleedkiiba ay ka dhacdo labo magaalo iyo magaalada Muqdisho, ergooyinka soo dooranaya laga dhigo 101….
Muranka haatan ka taagan hirgelinta heshiiskii doorashada oo ay ugu weyn tahay arrinta Ciidamada Gobolka Gedo iyo Guddiyada doorasho ee lagu muransan yahay.
Haddaba Malaga yaabaa shirka soo socda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada in mar kale wax ka bedel lagu sameeyo heshiiski doorashada, halkii uu ka ahaa doorashada Xildhibaannada inay ka dhacdo labo deegaan inuu noqdo hal deegaan?
782900cookie-checkHeshiisyadii Doorashada Oo Dib Loogu Noqonaayo