Is-Fahan Laga Gaaray Guddiyadii Doorashada ee Waqooyi Galbeed

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa is-Fahad laga gaaray Guddiga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi, iyadoo la filayaa in (4) xubnood oo ka socota dhanka Guddoomiye Cabdi Xaashi loogu daro Guddigii horay u magacawday Garabka Kuxigeenka Wasiirka 1-aad ee Dowladda Federaalka….

Waxaana Talaabadaan ay ka mid aheyd is fahamkii lagu soo gaaray Magaalada Garowe ee ka dhashay shirarkii dhex maray Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed oo ay qeyb ka ahaayeen Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Puntland, Galmudug iyo Jubbaland.

85000cookie-checkIs-Fahan Laga Gaaray Guddiyadii Doorashada ee Waqooyi Galbeed