ISIMADA BEESHA CUMAR MAXAMUUD OO KA HORYIMID DOORASHADA KURAASTA HOP#198 IYO HOP#199 

Somalia news

Kulan ay yeesheen Islaanka & Odayaasha Dhaqanka Beesha Cumar Maxamuud ay ku sheegeen in aan lagala tashan soo xulista Kuraasta Hop#198 & Hop#199 isla markaasna la boobay wixii dhibaato ah oo ka yimaadana Mas’uuliyadeda waxaa iska Madaxweynaha Puntland…

Isimada ayaa ka horyimid Hannaanka loo diyaariyay Doorashada labadaas kursi gaar ahaanna liiska Odayaasha Dhaqanka iyo Ergada la shaaciyay oo ay ku tilmaameen waxba kama jiraan, Musharrixiinta u dhashay Beesha Cumar Maxamuud ayaa sidoo kale loogu baaqay in aysan ka qayb-gelin Doorashada lagu wado in ay qabsoonto maalinta jimcaha.

175500cookie-checkISIMADA BEESHA CUMAR MAXAMUUD OO KA HORYIMID DOORASHADA KURAASTA HOP#198 IYO HOP#199