Kenya Oo Gobolka Lamu Ku Soo Ragtay Bandow

Somalia news

Dowladda Kenya ayaa bandow soconaya habeenkii oo dhan waxay ku soo rogtey Gobolka xeebta ee Lamu, kadib markii toddobo qof, oo laba kamid ah qoorta laga jaray degaano hoos taga Gobolka, iyadoo falkaasi loo qabtay dhowr Qof Oo Lagu tuhmaayo…

Wararka ayaa sheegaya in Weerarkaasi Lagu Dilay 5-ta qof halka laba kale la gowracay loo qabtay 8-Qof Oo lagu tuhunsan yahay iney geysteen dilkaasi,islamarkaana gubay tiro Gury iyadoo sidoo kale la sheegay in dilkaasi aysan geystay kooxda Shababka Balse dadka degaanka ka soo jeeda lagu tuhmaayo Dilkaan, Boliiska ayaa koox khabiiro baarayaal ah u diray.

Wasiirka amniga gudaha, Fred Matiangi, ayaa sheegay in bandowga uu yahay xeeladaha ka kaalmeynaya ciidamada ammaanka, sidii ay u gaarsan lahaayeen kooxihii dhibaatada geystay.

160450cookie-checkKenya Oo Gobolka Lamu Ku Soo Ragtay Bandow