Kheyre Iyo Xilka Madaxtinimada

Somalia news

Kadib markii maalmihii ugu dambeeyay uu dagaal mindhicireed dhex maray Mr.Farmaajo iyo Mr.Kheyre, iyadoo ay soo wada shaqeeyeen isla markaasna ay dembiyo iyo gabood falo badan geysteen, ayaa hadda waxaa la is weydiinayaa:-

-Ducada Wadaada ma Kacdaa Mise ku celin karaan Kursiga

-Labada Shaqsi Ma u qalmaan iney mar kale Hogaamiyaan Talada Dalka

71050cookie-checkKheyre Iyo Xilka Madaxtinimada