Ololaha Doorashada Xilalka Gudoonka Oo Soo Dhaweeyay Mucaaradka & Muxaafadka

Somalia news

Iyadoo lagu guda jiro Olalaha Doorashada Gudoonada 2-Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa waxaa soo shaac baxaaya Isbaheysiyo iyo is-xulafeysi ay dhisteen Musharixiinta qaarkood kuwaasoo ay ugu soo horjeedaan Musharixiinta taageersan Maamulka Faahilmay ee Farmaajo…

Wararka ayaa sheegay in Xildhiban Mahad Cabdalla Cawad ayaa wajahayo culeys siyasaded kadib marki isbaheysi ay sameeysten Musharixiinta Guddomiye kuxigenka 2-aad Gudonka Golaha Shacabka.

Dhaqdhaqaaqaan ayaa walwalka ku abuuray Musharax Mahad Cawad oo muddo 9-sano ahaa Gudoomiye Kuxigeenka 2-aad, waxaana la sheegay in Musharixiinta isbaheysiga sameysten aysan aheyn mucaarad kaliya balse ku jiraan xubno muxaafid ah.

-Siciid Maxamed Jubaland, Biyamal, Mucaaradka

-Asad Cabdirisaaq Jubaland Reer Awsacid, Mucaaradka

-Ayub Ismacil Somaliland, Samaroon, Muxaafid (NISA).

-Maxamed Abuukar Galmudug, Surre, Muxaafid

-Axmed Aadan Jubaland, Madalug, Mucaaradka.

-Abdulahi Cumar Koonfur galbed, Biyamal, Muxaafid

184850cookie-checkOlolaha Doorashada Xilalka Gudoonka Oo Soo Dhaweeyay Mucaaradka & Muxaafadka