Khilaafka Mursal & Laftagareen Oo la Soo Afjaray

Somalia news

Maalmihii ugu dambeeyay waxaa jiray Khilaaf Xoogan oo u dhaxeeya Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal iyo Madaxweynaha K/galbeed C/casiis Lafta Gareen, kaasoo salka ku haya Hogaaminta Iyo Saameynta Doorashada ee degaanada Konfur galbeed…

Xogtaan Ayaa Warsidaha Diinah.com news u sheegay in Khilaafkaan uu gaaray heer uu galis geliyo Maamulka muddo xileedkiisu dhamaaday Ee Farmaajo oo xiligaan u baahan wadajirka labada nin, wuxuuna u Xil saaray in Khilaafka uu dhameeyo Agaasimaha NISA adeege Fahad Yasin iyo Gacanyarihiisa Xildhibaan C/raxmaan Dheere, iyadoo la sheegay in gartaan dhinaca loo riday.

106320cookie-checkKhilaafka Mursal & Laftagareen Oo la Soo Afjaray