Kolonyo Gaadiid Oo Xalay Gaaray Degmada Kaaraan

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga soo shwegaya Kolonyada Gadiid dagaal oo wehilya Gaariga Madaxweynihii Hore Mr.Xasan Sheekh ayaa la sheegay iney gaareen degmada Kaaraan Ee Gobolka Benadir…

Xogtaan Ayaa Warsidaha Diinah.com news u xaqiijisay in Kolonyada Gadiidka uu la socday MAdaxweynihii hore Mr.Xasan Sheekh, ayaa xalay dhoolatus kooban sameeyay Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in ilaa lix gaari Tikniko uu ku tagay Xarunta Xisbiga UPD ee Degmada Kaaraan, isagoo ka yimid Gurigiisa ku yaalla agagaarka garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Mogadishu.

86450cookie-checkKolonyo Gaadiid Oo Xalay Gaaray Degmada Kaaraan