Kulamada Siyaasadeed Ee Xalay & Saakay Ka Dhacay Mogadishu

Somalia news

Waxaa xalay kulmay Guddiga Ra’iisul Wasaare u saaray xal u helida khalalaasihii ka dhacay Muqdisho iyo saraakiisha hoggaaminaysay ciidankii muddo kororsiga ka soo horjeeday, iyadoo uu ku dhacay waji degan…

Saaka waxaa kulmay wakiilada beesha caalamka iyo Midowga Musharaxiinta, kadibna waxay la kulmeen Ra’iisul Wasaare Rooble oo ay la socdeen qaar kamid ah wasiiradiisa.

Halka Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday Farmaajo ayaa xalay isku mashquul Italy la kulanka Sheekh Bashiir Axmed Salaad iyo xertiisa, Wadaadaka ayaa Hogaamiya hay’adda Culimada Ee taageeraan Villa Somalia, Farmaajo saakana wuxuu la kulmay Cali Geeddi Ra’iisul Wasaarahii hore.

#Maxaa Kaga Baxay#

116880cookie-checkKulamada Siyaasadeed Ee Xalay & Saakay Ka Dhacay Mogadishu