Kulanka Madaxda Gobolada Iyo Wakiilada Beesha Caalamka

Somalia news

Waxaa lagu wadaa in maanta ay wada kulmaan Madaxweynayaasha 5-ta Dowlad Goboleed iyo Wakiilada Waddamada C+6 oo ka kooban ( US, UK, EU, IGAD, UN iyo AU) abaaraha 11-saac Ee barqanimo xiliga Mogadishu…

Baajinta kulankii Baarlamaanka wakhtigiisu dhamaaday iyo Shirka Beesha caalamku way wada socdeen, waana cadaadis ka yimid isla Beesha Caalamka.

Si kastoo xaalku yahay kulanka maanta wuxuu muhiim u yahay geedi socodka Doorashada iyo xalinta Khilaafka ka dhashay.

105880cookie-checkKulanka Madaxda Gobolada Iyo Wakiilada Beesha Caalamka