Xiisado Hareeyay Doorashada Kursiga Hop#059 Oo ka taagan Beledweyne

Somalia news

Faahfaahin ayaa laga helayaa Xoogag hubeysan oo xirtay Xarunta Lamagalaay ee magaalada Baledweyne waxay ka gadoodsan yihiin in kursiga loo xiray Xildhibaanad hore, waxeyna ku hanjabeen iney hadii aan tartan furan laga dhigin dhibaato ka dhalan karto…

Xogtaan ayaa u xaqiijiyay Warsidaha Diinah.com news in KursigYabardige loo xiro Hop#059 Samiira Xasan Cabdulle oo ah Haweeneyda u dhaxa Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabla Maxamed Mursal C/raxmaan sidoo kalena horay ugu fadhisay kursigaan 5-tii sano ee lasoo dhaafay.

Xildhibaanadaan ayaa waxey qayb ka aheyd Xildhibaano tiro badan oo aan mataladooda la mahdin 5-tii sano ee lasoo dhaafay maadaama uu qayb ka ahaa meel marintii muddo korarsiga iyo in Farmaajo loogu guulwadeeyo, sidoo kale waxa ay mataaladdii reerkeeda kaga mashquushay dhaqashada reerkeeda.

Haddaba, Ma mudan tahay in mar kale loo doorto Xildhibaannimo? Aragtidaada.

177980cookie-checkXiisado Hareeyay Doorashada Kursiga Hop#059 Oo ka taagan Beledweyne
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com