Ma Dhabaa in Garsoorayaashii Maxkamada Ciidamada Puntland Shaqo Joojin lagu Sameeyay..

Security Somalia news

Dhawaan ayeey aheyd markii Elwad Elman ay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ka jeedisay Warbixin ka hadleysa Caruur dilal toogasho ah oo Maxkamada Ciidamada & Maamulka Puntland ku fuliyeen, iyadoo aan lagala tashan Dowlada Federaalka, talabaadan ayaa dhalisay in Wakiilada Beesha Caalamka ay qeylo dhaan kasoo saaran Nidaamka Garsoorka Puntland..

Maamulka Puntland ayaa shaqa joojin ku samaysay dhamaan Garsoorayaashii Maxkamadda Ciidamada, gaar ahaan Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada G/sare Cabdifitaax Xaaji Aadan sida la xaqiijiyay shaqada laga joojiyay kaddib markii Maamulka uu kala kulmay dhaleeceyn iyo Eedo ay u jeediyeen Golaha Amaanka iyo Hey’adaha Xuquuqda Aadanaha.

345880cookie-checkMa Dhabaa in Garsoorayaashii Maxkamada Ciidamada Puntland Shaqo Joojin lagu Sameeyay..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *