Share the post "Maamulka Abiy ee Ethiopia Oo Xayiraad ku soo rogay Idaacado & Tv-yo"
Qoraal qeybta Warbaahinta Ethiopia ayaa ka mamnuucday in Degaanka Soomaalida iney ka hawl-galaan 14 Telefishan iyo idaacadda BBC Somali, iyagoo amarkaasi ku sababeeyay in aanay ogolaansho ka haysan Hay’adda Warbaahinta Ethiopia (Ethiopian Media Authority)…
Waxeyna Qoraal toos ah u direen Degaanka Soomaalida ayaa lagu faray iney albaabada u laaban warbaahinta dalka dibadiisa ee aan fasaxa haysan, Xafiiska Warfaafinta Deegaanka Soomaalida ayaana amaarkaas fulisay,waxaana shaqadii laga joojiyay 14 Telefishan iyo Idaacada BBC ee Soomaaliga.



2396300cookie-checkMaamulka Abiy ee Ethiopia Oo Xayiraad ku soo rogay Idaacado & Tv-yo