Share the post "Maamulka Farmaajo Oo Dib U Eegis Ku Sameynaayo Imtixaankii Sanadkaan"
Warbixino qarsoodi oo la soo gaarsiyay Warsidaha Diinah.con news ayaa sheegaya in Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Mr.Cabdullaahi Abuukar Xaaji, uu wado qorshe lagu baarayo cabashooyinkii ka dhashay Imtixaankii Qaranka ee Dugsiyada sare….
Ilo wareedkaan ayaa sheegay in Wasiirka iyo xubno ka socdo bahda waxbarashada iyo siyaasiin reer Muqdisho ah kawada hadleen dooda ka dhalatay Imtixaanaadka 2020, iyadoo Maamulkii Waxbarashada Ee Xukuumadii hore lagu Eedeeyay iney ku lug lahaayeen in Arday badan Imitixaanadkoodii la fara-fareeyay.
Guddoomiyaha midowga Iskuulada Gobalka Banaadir ayaa dhawaan magaalada Muqdisho ka sheegay in rajo weyn ka qabaan in wasiirka uu baaritaan ku sameeyo cabashooyinka waalidiin badan oo ardeydooda dhacday sanadkaan.