Share the post "Maamulka Farmaajo Oo Lagu Eedeeyay Xuduudaha Badda Ay Ka Jareen -533 KM"
Qeybta Waxbarashada Ee Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo ayaa lagu Eedeeyay iney Xuduudaha Badda Somalia ka jareen -533 KM, iyadoo la tuhunsan yahay iney ku lug leeyihiin Saraakiisha Wasaarada Waxbarashada iyo shirkad qandaraas lagu siiyay iney Daabacdo Manhajka Waxbarashada….
Xogtaan Ayaa Warsidaha Diinah.con news u xaqiijisay in Manhajka cusub Ee Waxbarashada Dowladda Federaalka Maadada Joqoraafiga Ee fasalka 4-aad Ee Dugsiyada Sare ayaa la qoray “in Badda Somalia dhirirkeedu yahay 2800-KM, halka cabirka saxda ah uu yahay 3333-KM.

759800cookie-checkMaamulka Farmaajo Oo Lagu Eedeeyay Xuduudaha Badda Ay Ka Jareen -533 KM