Madaxweynaha Jubbaland Oo Magacaabay Golahiisa Wasiirada

Somalia news

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo Ee Gobolka Jubada hoose (Xarunta KMG Ah Jubbaland), ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaan uu magacaabay Golihisa Wasiirada, iyadoo ay ka soo muuqdeen Xubno hore iyo kuwo cusub..

Magacaabista an Ayaa ku soo beegmatay xilli lagu waday inuu maanta ka furmo Magaalada Mogadishu Kulankii lagu xalinaayo Khilaafka Doorashada dadban, Sheekh Axmed Madoobe ayaa sheegay “ Waxaan kalsooni badan ku qabaa tayada Xubnaha Golaha Wasiirada, kuna han-weynahay iney Xilalka loo magacaabay ay ka soo dhalalan una adeegsanaayo Shacbiga Jubbaland”.

119750cookie-checkMadaxweynaha Jubbaland Oo Magacaabay Golahiisa Wasiirada