Mareykanka Oo Soo Saaray Qoraal Lagu Dalbanaayo In La Baabi’iyaan Muddo Kordhinta

Somalia news

Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa looga dalbaday Madaxweynaha iyo Golaha Shacabka inay si degdeg ah u baabi’iyaan hindise sharciyeedka muddo kordhinta ahaa…

Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu boggaadiyay Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle sidii ay u diideen muddo kordhinta, waxaana loogu baaqay Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada inay si deg deg ah u kulmaan si loo dhameystiro qaabka doorashada ee la isku raacsan yahay lana qabto doorashooyinka baarlamaanka iyo madaxweynaha sida ugu dhaqsaha badan iyadoo lagu saleynayo heshiiskii 17 Sebtember, wuxuuna u qornaa sidaan:-

The United States notes President Farmaajo’s April 28 commitment to return to the September 17 election agreement and resume talks immediately with Federal Member State leaders. We call on the President and Parliament to act swiftly to annul the April 12 mandate extension bill.

We commend Prime Minister Roble and the Federal Member State leaders for rejecting a mandate extension. We urge Somalia’s national and Federal Member State leaders to meet immediately to finalize a consensus-based electoral model and hold parliamentary and presidential elections as soon as possible on the basis of the September 17 agreement. All leaders must set aside their political aspirations and differences for the good of the Somali people and negotiate in good faith without preconditions and with a willingness to compromise.

We also call on Somalia’s security forces and all armed groups to stand down and allow political dialogue to resume in an atmosphere free from violence and intimidation. Continuing conflict will only serve to worsen conditions for the people of Somalia.

115280cookie-checkMareykanka Oo Soo Saaray Qoraal Lagu Dalbanaayo In La Baabi’iyaan Muddo Kordhinta