Faahfaahin ayaa laga helayaa koox Hubeysan oo ka amar qaaday a Maamulka Fashilmay e Farmaajo ayaa habeenkii xalay weerar ku qaaday Mas’uul degaanka ka soo jeeda kana tirsan Maamulka Dowlad Goboleedka Jubbaland….
Wararka ayaa sheegaya in Weerarka Dableyda uu ka dhacay Degmada Baardheere Ee Gobolka Gedo, iyadoo Mas’uulkaan uu ahaa Hantidhowraha Degmada Ee Maamulka Jubbaland, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo loo qaateen ah, Waxaana lagu magacaabaa Mr.Cabdiraahiid Cabdulqaadir Warsame.
Mas’uulkaan ayaa la sheegay inuu dhaawac ka soo gaaray weerarkaasi, waxaana lagu daaweynaayaa Isbitaalka Magaalada Baardheere, Lama shaacin cidkale oo waxyeelo ka soo gaartey weerarkaasi.
713600cookie-checkMas’uul Ka Tirsan Jubbaland Oo Lagu Weeraray Degmada Luuq