Maxaa Fashiliyay Qorshiihii Farmaajo Ee Xalay

Somalia news

Wararkii ugu dambeeyay ee dhaqdhaqaaqayada siyaasadeed ee cakiran, ayaa sheegaya in Mr.Farmaajo uu dib u dhigay Iscasilaadii Kheyre, kadib Fashil ku yimid Shirkii Xalay Madasha Xisbiyada iyo Gudoonka Barlamaanka…

Xogtaan ayaa Diinah.com news u xaqiijisay in Mr.Farmaajo uu Mursal iyo Muudeey u dhiibay Qorshe Laba Afle ah.

  • Dhaqaale 10- millions US$ Oo xaal marin ah.
  • Xilka Raisul Wasaaraha in cidii ay Doonaan u magacowdaan, loona Ogolaado Farmaajo mudo kordhin 2 sano ah.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynayaashii hore ay ku adkeysteen in aan la aamini karin Mr.Farmaajo, waxeyna Wakiilada Mr.Farmaajo u sheegeen
in Lacagta Qasnada Dowlada lagu celiyo.
Mudada 2 Sano ahna Dastuurka ma ogola, Wax uusan Dastuurka Ogoleyna ma yeeli karaan.

46340cookie-checkMaxaa Fashiliyay Qorshiihii Farmaajo Ee Xalay