Maxaa Fududeeyay In Rooble Maqan Madaxweyne Ku Qaabilaan ay Dalalka Saameynta Somalia

Somalia news

Maxaa Fududeeyay in Dalalka Mucaaradsan Siyaasada Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo ayna ku qaabilaan Wasiirka 1-aad ee xil gaarsiinta Mr.Rooble Maqaam Madaxweyne, iyadoo weli uu xilka hayo Mr.Farmaajo oo Todobaadkii hore ayeey u aheyd mid madow, Maanta Qaahira u tahay mid ka Daran…

Rooble ayaa safarkii labaad ku tagay Magaalada Qaahira Dalka Egypt, iyadoo uu dhowaan ka soo laabtay Casumaad tan la mid ah ay Dowladda Kenya u fidisay, kadibna la yeeshay wada hadal ku saabsan xiriirka ganacsi, Siyaasad la sheegay, Hogaamiyay Kenya iyo Egypt ayaa u arka Mr.Rooble Mas’uulka Dalka Hogaamiye.

Safarka Rooble Ayaan faahfaahin laga bixin marka laga reebo inuu kulamo la yeelan doono Madaxweynaha Dalka Egypt Mr.Cabdulfatax Al-Sisi iyo Saraakiisha dalkaasi Hogaamisa, Waxaana Safarkiisa ku wehliya tiro Wasiiro ka tirsan Dowladda xil gaarsiinta.

135480cookie-checkMaxaa Fududeeyay In Rooble Maqan Madaxweyne Ku Qaabilaan ay Dalalka Saameynta Somalia