Maxaa Ka Qabsoomay Geedi-socodka Doorashooyinka Somalia?

Somalia news

Madaxweynaha Jubbaland waxaa uu ku laabtay Kismaayo, halka Madaxweynaha Puntland uu galabta gaaray Nairobi, Saddexda Madaxweyne kale todobaadka berri bilaabanaya ayay kala bixi doonaan, Madaxweynaha Hirshabelle waxaa uu berri ku laabanaya Jowhar, halka Galmudug iyo Koofur Galbeed safarkooda weli kala caddeyn inay deegaanadooda ku laabanayaan iyo meel kale inay aadi doonaan…

Musharaxiintii safarro ayay kala aadayaan oo qaar baa hadda baxay midba luuq ayuu labada isbuuc ee soo socda geli doonaan, Marka intaas ay joogto waa doorashadii oo sii jiitanta iyo jadwalkii oo is gura.

137660cookie-checkMaxaa Ka Qabsoomay Geedi-socodka Doorashooyinka Somalia?