Mdaxweynaha Jubbaland Oo Qoraal Ka Soo Saaray Dhuusa Mareeb-1-2

Somalia news

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mr.Axmed Madoobe ayaa qoraal ka soo saaray Shirka Dhuusa mareeb-3, isagoo eedeyn dusha saaray Madaxweynaha Dowlada Federaalka, kadib markii uu fulin waayay heshiisyadii lagu gaaray agaalada Dhuusa mareeb 1 iyo 2, isla markaana si cad u sheegay in 4- qodobo uu ku xadbudbay, welina sii wada faragelinta Gobolka Gedo…..

Qoraalkan ayuu Sheekh Axmed Madoobe ku sheegay Maamulka Jubbaland uu ku howlan yahay sidii loo badbaadin lahaa heshiisyadii lgu gaaray Shirkii Dhuusa mareeb 1 iyo 2, heshiis looga gaari lahaa nooca doorashada, wuxuuna ugu baaqay Wakiilada Beesha Caalamka iney gacan ka geystaan qabashada Kulanka Dhuusa mareeb-3.

55080cookie-checkMdaxweynaha Jubbaland Oo Qoraal Ka Soo Saaray Dhuusa Mareeb-1-2